
Maanta ayaa waxaa lagu laayay magaalada Laas Caanood caruur ka banaanbaxasay huwanta magaalada joogta. Dhimashada oo laba lagu sheegay iyo dhaawaca oo todoba la sheegay in la geeyay cisbitaalka magaalada Laas Caanood. Caruurtaa oo ay rasaasta ku furaan maleeshiyadda SNMtu ayaa waxaan ku guda jirnaa sidaan u soo heli lahayn dhamaan maleeshiyaadka SNM ee ka qayb qaadanaya gumaadka reer Laas Caanood qabillada ay ka soo jeedaan iyo magacyadoooda. Waxaan kale oo raadinaynaa magacyadda iyo raasaska ay ka soo jeedaan raggan hogaaminaya maleeshiyada SNMta. Qolyaha biidhi qaatayaasha ah ee shilin-walacsiga ku godlada ayaa la sheegay inay iyagu yihiin daawadayaal amarka ka qaataa nin sarkaal lagu sheegay oo masuul ka ciidamada SNMta.