Kacdoonadii Shalayto Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Iyo Liiska Qaar Ka Mid Ah Dadkii La Qafaashay.
Waxaa halkan ku qoran dad iyagoo guryahoodii jooga loogu yimid oo la qafaashay loona qaaday meel aan la garanayn ilaa iyo hadda. Dadkan oo sababta loo qafaashay ay tahay iyagoo ka dhiidhiyay xaaladda magaaladoodii Laas Caanood. Dadkaan ayaa sidda ka muuqata waxaa il gaara lagu eegayaa qoysas gaar ah, taas oo ah agenda loo dagay, "qaybi oo xukun." Sheekadii saddexdii dibi iyo libaaxii ayaa ka socota Laas Caanood, nin karmeed wuu ogyahay, doqon iyo daba dhilifna awalba waxtar ma ahayn.
Magaca Qofka Qoyska Da'da
1.Cabdi Cawke Max'ed Naalaye Axmed 47
2.Ina Xasan Mire = = 17
3.Ina Aadan Mire = = 16
4.Max'ud
5.Axmed Cali F.Cagey = = 19
6.Cismaan Daahir Axmed = = 17
7.Saalax Warsame Rixdan = = 22
8.Xuseen Xasan Jaamac(dhegjar) = = 20
9.Max'ed Yusuf Hiirad = = 14
10.Ina Axmed Dhidaal = = 18
11.Max'ed
12.Siciid Cabdi Madaxyar = = 12
13.Shimbir C/laahi Xasan = = 23
14.Asad C/maajid Max'ed Darmaan = = 12
15.Max'ed Aw-Aadan Ma'ud Ducaale = = 16
16.Cabdi samad Maxamed Xaashi = Maxamuud ugaadhyahan 15
17Muuse-Beer Cabsiiye Jaamac Siyaad 17
18.Axmed Saleebaan Max'ed Reer Hagar 11
19.Axmed Astur Ibraahin. Cali-geri 14
20.Keyse Qayoof Xasan Ugaas 13
Xigasho: Liiska Dadka Jidbaale.com