Deyr Cabdi iyo Lee Van Cleef ma isu egyihiin? Deyr aad buu ugu egyahay qoraxda Africa ayaa waxoogaa yara gubtaye.

Anigoo ka tusaale qaadanaya, go'aankii qiimaha iyo qaayaha badnaa ee Deyr Cabdi qaatay maalintii cadowgu qabsaday magaaladda Laas Caanood oo isagoo la qayilaya sida la sheegay Xaabsay oo malaha doonayay inuu ka iibiyo fikrikiisa sumaysan uu intuu ka soo dhaqaaqay yimid magaaladuu u dhashay meel fagaare ahna ka sheegay mowqifkiisa. Todobaadkanna waxaa loo magacaabay Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiisheed ahna taliyaha ciidanka gobolka Cayn. Hadaba waxaan ugu hambalyaynaynaa Deyr Cabdi xilkaas loo magacaabay hiil iyo hoona Deyroow waa kula dhinac taaganahay. Guuleyso.

Saddexdan nin ayaa kala qaatay cinwaankii filimkii duqda ahaa.

     

The Good                              The Bad      &   The Ugly