Waxaa la aasaasay urur loogu magac daray Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Waqooyi. Ururkaas oo ka shaqayn doona ilaalinta iyo dhowritaanka midnimadda ummadda Soomaaliyeed ee walaalaha oo beryahan ay kooxo u qalab qaateen sidii ay u wiiqi lahaayeen. Hoos ka akhriso qoraal ku saabsan ururkan midnimo ka shaqeeyaha ah.

             

        Qoraalkii oo Af Soomaali ah halkan ka Akhri.

       Here is the text of the new organization in English.