Halkan waxaa ku qoran New England iyo Seattle WA. oo qaabilsan bisha September. Haddi aad rabto macluumaad dheeraad ah la xidhiidh Milgo Diiriye ama Yasiin Salaad Cagaweyne.

Halkan waxaa ku qoran Virginia iyo Chicago oo qaabilsan bisha June. haddi aad u baahantahay macluumaad dheeraad ah la xidhiidh Kinsi Badhaadhshe ama Xassan Caydiid Nuur. Emailkooda khaaska ahna weydii Ururis group.

 

Bisha Sagaalaad ee sanadkan sebtambar waxaa qaabilsanaa New England iyo Seattle WA. Hase ahaatee reer New England kaliya ayaa bishan ka qayb qaatay.

NEW ENGLAND PATRIOTS!!

1 Amina Cali Muuse
2 Ibraahim X. Xaashi
3 Jamaal Moxamed Diiriye
4 Milgo Diiriye C/lle
5 Safiya C/laahi Moxamed
 

 

 

ku Noqo Bogga Hore ee Xaadhadhan.org