

Columbus, OH waxay qaabilsantahay bixinta kharajka dugsiga bilaha April iyo May. Haddii aad rabto macluumaad dheeraad ah la xidhiidh xidhiidhiyaha Columbus, OH Xassan Guhaad. Emailkiisa khaaska ah weydii Ururis group.
Xubinhii bixiyay mushaharka macalimiinta ee Sanadkan 2007.
1 Axmed Ibrahim Cali
2 C/kariin Cabdillahi Cusmaan Cahuur
3 C/raxmaan Cabdillahi Moxamed
4 C/raxmaan Xassan Nuur
5 C/shire Faarax Dirir
6 Cabdi Casiis Axmed Aw Moxamed
7 Cali Cusmaan Cashuur
8 Cali Mire Cawaale
9 Fowsiya Mahdi X. Faarax
10 Moxamed Cabdi Baashe
11 Moxamuud Caydiid Nuur
12 Muuse Cabdi Haybe
13 Nuur Mahdi X. Faarax
14 Shukri Cali Mire
15 Xassan Caydiid Nuur
16 Xassan Guhaad X. Axmed
17 Xuseen Xassan Jaamac
ku Noqo Bogga Hore ee Xaadhadhan.org