Mission Statement : Ujeedada Xaadhadhan.org
 

 

The Xaadhadhan.org purpose is:

bullet To inform Xaadhadhanites about day-to- day situation of specific projects in Xaadhadhan and Xaadhadhan affairs as a whole.
bulletTo Unite Xaadhadhan Diaspora community so they can be involved Xaadhadhan projects collectively.
bulletTo become a bridge between local Xaadhadhanites and Diaspora Xaadhadhanites so they can be in touch and accessible to each other.
bulletXaadhadhan.org does not represent any political party, and has no affiliation with any local or international political group.

Here you would find the current information about Xaadhadhan Schools, MCHC project and all future development projects in and around Xaadhadhan. All of you Xaadhadhanites are welcome to be part of this project and let's make this historic town a truly historic town again. Your comments, suggestions and correction are all welcome. Let's get started and make Xaadhadhan a place where its inhabitants find the basic necessities of life. We can make it happen, please let's march towards that goal and everyone of us should do his/her part.

 

Ujeedadda ka danbaysa Xaadhadhan.org waxaa weeye:

bullet Wargelinta reer Xaadhadhan xaaladaha mashaariicda ka socda Xaadhadhan iyo guud ahaan xaaladda Xaadhadhanku ku sugan yahay.
bullet Midaynta qurbo joogta reer Xaadhadhan si ay uga wada qayb qaataan baahidda ka jirta Xaadhadhan.
bulletXidhiidhinta qurbo joogta Xaadhadhan iyo reer Xaadhadhanka jooga Xaadhadhan si ay isaga war hayaan.
bulletXaadhadhan.org ma metesho xisbi siyaasi ah, mana taageersana xisbiyo ka jira dhulkii hooyo ama dibedaba.

Waxaad ka helaysaa halkan wixii war ah ee aad ka rabtid Dugsiga Hoose/Dhexe ee Xaadhadhan, mashruuca Xannaanada haweenka iyo caruurta iyo dhamaan mashaariicda mustaqbalka ee ku saabsan horu marinta Xaadhadhanka iyo degaanadda ku dhow dhow. Aan ka wada qayb qaadano hirgelinta mashaariicdan meel kasta oo aad joogtaanba diyaar garooba waa laydinku soo maqanyahaye.

 

 ku Noqo Bogga Hore ee Xaadhadhan.org