

Gobolladda Minnesota iyo North Dakota waxay qaabilsanyhiin bixinta kharajka dugsiga bilaha luuliyo iyo Ogosto. Haddii aad rabto macluumaad dheeraad ah la xidhiidh xidhiidhiyaha goboladaan Moxamed Cabdi Salaad. Emailkiisa khaaska ah weydii Ururis group.
Minnesota iyo North Dakota iyo liiska dadkii ka qayb qaatay mushahaarka macalimiinta sanad dugsiyeedkan waa kuwan:
Minnesota and North Dakota Members:
1 C/casiis Haybe Moxamed
2 C/rashiid Faarax Dirir
3 C/shakuur Faarax Shiil
4 Cali C/laahi Moxamed
5 Cawil Guhaad X. Axmed
6 Cawil Mixile Doolaal
7 Faarax Cadaani X. Axmed
8 Farxaan Jaamac Boolayste
9 Faysal Faarax Moxamed
10 Fu'aad Moxamed Geedeeye
11 Gurdan Yuusuf Cali
12 Luul C/laahi Moxamed
13 Moxamed Cabdi Salaad
14 Moxamed Muuse Faarax
15 Mubaarak Moxamuud Saleebaan
16 Qadan Cabdi Salaad
17 Shamis Faarax Moxamed
18 Xassan Mahdi X. Faarax
ku Noqo Bogga Hore ee Xaadhadhan.org