


Bahweynta Xaadhadhan.org waxay tahinyad iyo hambalyo u dirayaan Farxiyo Maxamed Nuur iyo Jibriil Moxamed Jibriil oo arooskoodu ka dhacay magaalada Toronto ee Canada. Waxaan leenahay reerkii lagu nastee lagu nagaado Wiil iyo Caano gabadh iyo Caano AAMIIN AAMIIN ..Hambalyo Ayaan idin leenahay.