How about Xaadhadhan kids?

06/22/08

Home
Schoo Info
Future Projects
Qurbo Joogta
Feed Back/Talo
submit posting

 

 

 

Dugsiga Xaadhadhan Hoose Dhexe waxaa dhigta arday tiradoodu tahay 240 arday. 100 arday waa hablo 140 Wiilal ah. Ardaydaa da'doodu waxy u dhaxaysaa 6 jir ilaa iyo 16 jir. Dugsigu wuxuu ka kooban yahay sideed fasal. Fasalka koowaad ilaa iyo kan sideedaad. Ardaydan oo wax ku barata sideed fasal.

Fasalka

  #ka Ardayda

1 aad

  50

2 aad

 34

3 aad

 27

4 aad

 24

5 aad

 23

6 aad

 31

7 aad

 25

8 aad

 26

 Dugsiga Xaadhadhan waxaa wax ka dhiga 7 macalin oo joogta ah. Todobadaa macalin oo dhamaantood Xaasley ah reeruhuna u degan yihiin magaalada Xaadhadhan ama miyiga u dhow dhow. Macalimiintuna waxay kala yihiin: COMING SOON!

Hadaad rabto inaad ogaato taariikhdii hore ee dugisga Xaadhadhan halkan riix.