Dhaqanka Soomaaliyeed waxyaabaha uu hodanka ka yahay waxaa ka mid ah gabayga oo Soomaalidu u isticmaasho siyaabo badan oo ay ka mid yihiin isku baraarujin, ku kala war qaadasho,  isku dir iwm. Hadaba gabaygan soo socda oo ku magac dheer Darwiish oo uu tiriyay Abwaan Axmed Cabdi Geelle wuxuu kaga qayb qaatay maansadii Doodwanaag waana gabay wadani ah oo ka turjumaya marxaladda wadanku ku sugnaa. Halkan waxaad kaloo aad ka helaysaa gabaygii caleema saarka garaadka guud.

 

 

      Axmed Cabdi Geelle

    axmedlibaax@hotmail.com

 ku Noqo Bogga Hore ee Xaadhadhan.org