Tiisaba Daryeelaa Tu Kale ku dara

Dalbac

Dhakool

Cusmaan Lugyare

Ina Xaabsade

Ina Dhab Dhable

Fuad Aadan Cade

Sanduli

 Ma taqaanniin magac xumada mooyaane waxa kale ee raggani iskaga mid yihiin? Ulama jeedo inay yihiin niman u dhashay SS&C oo ah kooraha reer Hargeisa saaran yihiin markay soo weeraraan carro Harti, balse waxay kale oo ay iskaga mid yihiin kuligood waxay fuudaan oo u cabaan Khamriga si bani aadminimadda ka baxsan oo qofka ka qaadda xiskii iyo inuu u fakaro sidii bani aadamka. Haddii ay joogi lahaayeen qurbahana waxay ku jiri lahaayeen xeryaha dadka suntan khamriga lagaga saaro (AA) Gobollada SS&C, haddii inyari kaga sii hadhay dhaqankii Daraawiisheed waa foolxumadda iyo lihiinsigga Khamriga iyo wixii fuudaba.  Hadaba raggani, si ay balwadooda daacad ugu noqdaan ayay waxay u haajireen gobollada Galbeedka inaga sii xiga, Khamro la’aan ayaana horta ka kaxaysay dhulkay u dhasheen ee taa ogaada.

 Nin khamri diloodayna, talaabada ku xigta ee uu gaadhsiyaa waxaa weeye inuu duleeyo oo ka qaado sharaftii, damiirkii iyo wax isku falkii qofnimadda. Marka wax isku falka iyo qofnimadda la waayana, qofka wax kasta waa ka suurto gal. Qofkaasi wuxuu ilaawayaa qofnimadiisii, sharaftiisii, asalkiisii, cid walbana wuxuu kaga kalsoon yahay qofkay khamriga wada fuudayaan. Cid kasta oo daryeelaysa baahidiisaa balwadeedna waa isticmaali kartaa oo howlahay uga baahato waa ka fushan kartaa. Horta reer SS&C dhibkaas ayaa jira, raggan aad is leedihiin u maslaxeeya oo u caqli celiya waa rag xiskoodu aanu joogin oo beri hore dhintay. Malaha Dhibku maaha wiilashee waa dhalada!

 Wiil yar oo dugsiga sare dhigta ayaa tusaale aan aad ugu guuxay ka bixiyaya oo wuxuu yidhi; Raggani waxay la mid yhiin Eyda(dogs) guryaha lagu haysto. Eydu, guriga waa joogaan gurigana  kama mid aha. Banaankaas ayay iskaga ciyaaraan, markay gaajoodaana waa qayliyaan markaas baa cunto yar banaanka loogu tuuraa. Go’aanka guriga waxba kama oga oo kama qayb qaataan, waxaa kaliya oo loo haystaa inay habeenkii tuuga ku qayliyaan iyo in marka la lugaynayo loo kaxaysto inay wehel noqdaan!! Tusaale ka fiican oo lagu tilmaamo damiirlaawayaashan garan mayo.

 Tiisaba daryeelaa tu kale ku dara’e nimman toodii daryeeli waayay, oo rabitaanka naftoodu hagayso reer ma hagi karaan? Jawaabtu waa caddahay, hambalyo ha ka gaadhee, Guuto Koowaad baa halganka bilawdaye, hayehe is raacinee, haddii kale  Ina Waraabe -Somali Hitler  (Same ideology, but less brain power) baad magan u noqonaysaan.

 Hadaan Hidihii Daraawiisheed iska doon doonay, Jacbur baa itaalkaygii noqday:

 

 Dukhsi Iyo Macaan Jecel Baad Tihiin Lagu Dan Gaadhaaye

Damiirlaawayaal Baad Tihiin Dagay Dalkoodiye

Duli Ragguu Diloodaan Tihiinoo Dabray Dadkoodiye

Da’yartiyo Ciroolaha Ragii Dumiyay Deyrkooda

Ee Dul Keenay Duggaagaa Hammuunyaysanee Haybta Wax Ku Dooni

Iyo Damaqlaawayaal Baad Tihiin Dhoohanoo Falane.

 

Daa’inkaa Inoo Fasaxay Towbad Daacad Ahe

Haddii Damiir Inyari Idinku Hadhay Daainka Weydiista

Haddii Kale Dagaal Baa Inoo Dhexa Daain Iyo Abade

Ama Dhimate Ama Dhimannay Ama Caynab Kor U Dhaafte

Taasaa Dar Daaran Ah Intaad Dabinka Hoos Joogto

 

Darwiish Dhuxul

USA

 Dhulkahante@yahoo.com

 

Fikradani waxay gaar u tahay qoraaga qoray. Daabicisteedu maaha in Xaadhadhan.org qabto fikradan. Haddi aad rabto inaad

gudbiso fikradaada ku soo dir halkan opinion@xaadhadhan.org