October 15 celebration, in Las Anod By Warabe!!

Waxaa arin aad looga xumaado ah iyadoo maanta ina Waraabe ku sugan yahay
magaalada Laas Caanood. Ninkan oo ah nin ay ka buuxdo qabiil nebcaysi iyo xumaan
lagu sifeeyay "Hate" oo u gaar ah qabiilka Daaroodka la yidhaahdo ayaa wuxuu
maanta ka qudbadeeyay magaalada Laas Caanood iyadoo ay hoos fadhiyaan
doofaaraddii iyo dayuusyaddii hilibka khansiirka cunay ee uu ku bah dilay
Hargaysa. Ninkan oo wixii Soomaaliya ka xumaaday oo dhan dusha uga tuura
qabiilkaas ayaa waxaad moodaa in qabiiladan uu dhulkoodii ku soo duulay uu u
yaqaano garacyo aan abtirsiiyo lahayn. Wuxuu caadaystay oo uuna ka xishoon inuu
meel walba ka caayo qabiilkaas isagoo magacyo kala duwan ugu yeedha. Dowladdii
Soomaaliyeed oo uu isagu u shaqaynayay ilaa maalintii ugu danbaysay ayuu wuxuu
ku khaas yeelay qabiil Soomaaliyeed. Ninkaas nacaybka iyo ciilka qabiil
saameeyay fekerkiisii iyo dhaqankiisiiba ayaa dad waxay u yaqaaniin nin
hogaamiye ah, doofaaro aan damiir lahayn oo raganimadoodii iyo damaqii bani
aadamba uu ka dhintayna maanta sacabka ayay u garaacayeen markuu yidhaahdo "Mujaahidiintii
SNM ayaan u wadnaa saanad" iyagoo madaxa hoos u rogaya.
Ninkan sababta kaliya ee loo daba socdaa waxaa weeye, isagoo aan ka xishoon wax kasta oo qalbiga wanaagsani diidayo iyo isagoo dadka uu u hadlaa ay badanaa yihiin qolyaha isagoo kale ah ee nacayb iyo far ku fiiq mooyaane aan awoodin fikrad kale oo ummad hor u marin karta. Ninkan loogama baran inuu fikir ka sheekeeyo, inuu wax qabad iyo maamul wanaag ka sheekeeyo, waxa keliya ee uu ka hadlaa waxaa weeye, far ku fiiq qabiil, ku faanid qabiil, iyo is faanin ka bilaabanta isagga ilaa ay gaadho qabiilkiisa.
Erayo aad u fara badan oo qof kastoo Soomaali ah iyo wax garadkuba diidaan ayaa laga qoray ninkan waxaana ka mid ah:
"intaan ka baqayno xasuuq Laas Caanood ka dhaca, wadan noqon mayno"
"Dhulbahante irbad bad ku dhacday buu ka yahay Soomaaliland"
"ONLF waa urur argagixiso oo in dunida laga sifeeyo u baahan"
"Majeerteeniya waa meesha xumaanta wadanku ka bilaabantay"
"Wiilka Addis Ababa ku dhashay ayaa iga xigga kan Mqdisho ku dhashay"
"Afweyne anagaa (qabiikiisa) ridnay majeerteeniyana u daahi mayno"
Ninkan ayaa wuxuu hogaamiyaa xisbi ku sheeg siyaasadeed. Waxaase aan aad ula cajabay, doofaaro uu ku bahdilay Hargaysa oo maanta ku hoos fadhiyay gurigoodii isagoo SNM ugu faanaya, sacabkana u garaacayay markuu yidhaahdo Majeerteeniya ha dhacdo, iyo mujaahidiinta SNM. Hadaba, su'aasha lays weydiinayaa waxaa weeye, war ninkani Hartiga Galbeed ma garacyuu mooday? Jawaabtu waa cadaan, oo waa maya, balse doofarada u sacab tumayay ayaa dhiigooda iyo dhalashadooda shaki ku jiraaye DNA baa ku waajibay.
Read more about this hateful guy.
Darwiish Dhuxul
USA
Fikradani waxay gaar u tahay qoraaga qoray. Daabicisteedu maaha in Xaadhadhan.org qabto fikradan. Haddi aad rabto inaad
gudbiso fikradaada ku soo dir halkan opinion@xaadhadhan.org