ssc
LBERATION FRONT

** Kaufield’s Fate Awaits All Invaders **
Sabti, Diisamber 01, 2007
Ku: Ciddii AY KHUSAYSO
Ujeedo: Baaq
Guushu yay dhicisoobin !!!
Mamulka Somalidiidku ,mudo badan ayuu isku mashquuliyey inuu maalgalin ku sameeyo, dhuuni qaatayaal ka soo jeeda beesha SSC, Si ay u khal-khal galiyaan midnimadda bahwaynta SSC.Taasna, waa ku guuldaraysteen, waxaana marag ka ah go’aankii midaysnaa, ee ka soo baxay, isimadda iyo waxgaradka beesha, ee lagu gaadhay shirkii, Boocame-3(Badbaado).
Go’aankaasna, waxaanu siinaynaa boogaadin iyo taageero buuxda.
Bulsha waynta caafimaadka qabta ee SSC, ma xiiqtiranayaan, mana daalayaan ilaa ay ujeedada go’aankaa ka salgaadhaan.
Balanteenu ,waa guushu yay dhicisoobin.
Xarunta Guddiga Qurbajooga Beesha SSC.
Tolmoon. H.H.Qodax
SSC
Liberarion Front, Political Wing,
USA
Chapter
Email:guutaddakoowaad@yahoo.com